Ciidamada dowlada federaalka oo ku wajahan Degmada Ceel Waaq iyo Masuul ka hadlay

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku tagayaan degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo halkaas ay horey u joogeen ciidamo ka amar qaata maamulka Jubbaland. Gudoomiye kuxigeenka Degmada Ceel Waaq Sahal Macalin Aadan ayaa Warbaahinta u sheegay in maanta degmadooda kusoo wajahan yihiin ciidamo ka amar qaata dowlada federaalka oo isugu jira booliis … Continue reading Ciidamada dowlada federaalka oo ku wajahan Degmada Ceel Waaq iyo Masuul ka hadlay